Magaalada Guriceel ee maamulka Ahlusuna ee galmudug waxaa maanta ka socday munaasibad balaadhan oo loogu Magac daray maalinta shuhaadada Ahlusunna,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Ciidanka Gaarka ah ee Ahlusuna ayaa gacanta ku dhigay nin doonayo inuu isku qarxiyo munaasabada u socotay,

Naftii Hurahan ayaa la sheegay inuu ka gudbay baaritaanka, isagoo u dhowaaday halka ay fadhiyeen Madaxda, jaakad waxyaabaha qarxa u xirnaa ayaa dhaqse u qarxi weyday, isagoo la xarbinayay, balse waxaa isku duubay Ilaalada Ahlsuna, oo ninkan si garba duub u qabtay, ugana saaray goobta.