
Siyaasiga weyn Ee reer Borama Axmed Ismaacil Samatar ayaa sanadka aan ka soo Muuqan Fagaaraha 18 may ee Beesha SNM ugu Dabaaldagto Maalintii ay Ka Goosten Soomaaliya Inteeda kale.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Hadaba Waraysi xaasaasi ah oo la xidhiidha arrimaha iyo kuwo kale Waxaa La yeeshay Axmed Ismaacil Samatar Horn Cable Tv.

46 total views, 1 views today