dahabshiil

Deg Deg:Sacuudiga oo Xukun dil ah ku fulinaysa Sadex Wadaad oo caan ah

Dowlada Sacuudiga ayaa qorsheeneysa in Xukun dil ah ku fuliso sadex wadaad oo caan ka ah dalkaasi ,wadaadan ayaa dowlada ku eedeesay in ay ku lug leeyihiin falal la xariira argagaxisinimo.

Wadaadkan u xiran Boqortooyada Sacuudiga oo kala ah Salman al-cawdah, Cawwad al-Qarni iyo Caoli al-Cumari, ayaa ku xiran xabsi kuyaala magaalada Riyadh, waxa ayna wajahayaan eedeymo culus oo dowlada kusoo oogtay.

Shiikh Salmaan Alcowda oo aqoonyahan iyo wadaad caan ka ah Sucuudiga ayaa la xiray bishii September 2017, kadib markii uu ka horyimid xayiraadii ay Xulufada Sucuudiga iyo Imaraadku ay ku soo rogeen wadanka Qadar.

Ilo katirsan dowlada iyo sidoo kale qoysaska wadaadkan xiran ayaa laga soo xigtay in dowlada Sacuudiga wado qorshe ay ku dileyso sadexdan wadaad marka ay dhamaato bisha barakeesan ee Ramadaan.

Boqortooyada Sacuudiga ayaa xukuno kala duwan ku fulisa wadaadada iyo dadka kale ee ka aragti duwan , waxa ay sidoo kale dowlada xukuno horey ugu fulisay wadaado iyo dad kale ay ku eedeesay kacdoono iyo arimo la xariira argagaxisinimo.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13229

Posted by on May 22 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841