Beesha Isaaq ayaa dalka mareykAnkA waxaa ay Dacwad Been abuur ah kusoo oogtay Korneyl Tuke oo kamid ahaa saraakiishi Siyaad Barre islamarkaana ah Sarkaal ka soo Jeeda SSC,

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Waxaa arinkaasi si adag uga hadlay wasirka warfaafinta maamulka puntland Korneyl Cali Sabarey,

Qaniinyo Qaniinyay Leedahay, dambiilayaashii SNM Wixii Ay Ka Gaysteen Gabood Faladii Ka Dhacay Kalshaale Laascaanood Iyo Widh-widh Iyo Buhoodle Ayaan Joognay iyana Mid Been Abuur ah ayay Kusoo oogayan Tuke’Ayuu yidhi Cali Sabarey