Deg Deg Daawo:Faysal Cali Waraabe Oo Yidhi”Ciro Ayaa Inaga Soo Xidhay Dhankii Caalamka”

Waxaa magaalada Nairobi ku suagn Wefti isku dhafan oo Ka socda Xisbiyada Ucid iyo kulmiye kuwaaso Xubnaha Beesha caalamka Ee ka caawiya maamulka Hargaysa Doorashada Ku Tashkiilinaya in Doorasho loo dhan yahay Ka dhacayso deegaankaasi halka Cabdiraxmaan ciro oo ka horeeyay uu Beesha caalamka u sheegay in Aysan wax Qarash ah ku Bixin Dorasho aan Loo Dhamayn.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Hadaba Faysal cali waraabe oo ku sugan Nairobi ayaa ka warbixiyay Socdaalkooda iyo waxay kala kulmen Beesha caalamka,