600 Deg Deg Daawo:Buur Madow Oo Ka Hadlay Sarkaal Ay Isku Beelyihiin Laascanood Lagu Dilay. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Buur Madow Oo Ka Hadlay Sarkaal Ay Isku Beelyihiin Laascanood Lagu Dilay.

Boqor Cismaan Buur-madow oo kamid ah Odayaasha Dhaqanka magaalada Burco,  ayaa si kulul uga hadlay  Sarkaal kasoo jeeda Beesha Habarjeclo kaasi oo dhowaan lagu dilay magaalada laascaanood Wuxuuna xusay inay ka dambeeyaan Dad ay ka dhaxayso Aano Qabiil, Wuxuuna Arintaasi ku dhaliilay maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Saraakiishii Beeshayda  laga dilay,  Dawladda Somaliland tacsi kama dirto, Aas Qaran looma sameeyo,  Waan ka xunahay Isha gaarka ah ee lagu hayo“

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...
Deg Deg:ciidanka Somaliland oo Ka Baxay Gobolka Sanaag,
- Feb 26, 2021
Ciidamada millatariga Somaliland ee nabad ilaalinta u joogey deegaanka Dararweyne ee gobolka Sanaag, ayaa ...
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...