dahabshiil

Deg Deg:Barlamaanka Soomaaliya Oo Meel Mariyay Sharci Dood Badan Ka Taagneed,

Muqdisho{ khaatumonews }Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Barlamaanka Soomaaliya ayaa Maanta waxaa ay kulankoodii 16aad kal-fadhigiisa 5aad ku yeesheen Xaruntooda Golaha Shacabka ee Magaalada Muqdisho.

Kulanka Golaha ee Maanta ayaa waxaa soo xaadiray 154 Xildhibaan,waxaana ay ansixiyeen Xeerka Batroolka dalka oo ay muran horay uga keeneen Maamul goboleedyada dalka.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa codeyn gacan taag ah waxa ay ku ansixiyeen Xeerka Batroolka,150 mudane ayaa ogolaatay ansixinta Xeerkaas,waxaana diiday 4 mudane,waxana jirin Xildhibaan ka aamusay.

Xildhibaannada Golaha Shacabka ayaa haatan waxaa ay siweyn uga doodayaan Sharciga lagu dhisayo Guddiga la dagaalanka musuq maasuqa.

Madaxda Dowlad Goboleedyada dalka ka jira ayaa sharcigaan Batroolka horay u diiday, iyaga oo sheegay in aan wadatashi lagala yeelan,isla markaana Xukuumadda Soomaaliya ay ku tagri fashay.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13164

Posted by on May 20 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]
300x250 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841