Iyadoo Calankii Qaranka Soomaaliyeed Dhalinyarada Hargaysa iyo Burco laga hor joogo hadana waa kuwan maamulka muuse biixi oo ka qeyb galay shir dawlada soomaalia hogaaminaso.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!(Agaasimaha wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada Somaliland Maxamed Aadan Ilkacase, ayaa ka qayb-galay kulan ka dhacay magaalada Nairobi, kaasi oo lagaga hadlaayay arrimo la xidhiidha shaqo abuurka dhalinyarada Soomaaliya.
Kulanka waxaa isaguna ka qayb-galay wasiirka shaqada iyo shaqaalaha dawladda federaalka Soomaaliya Siddiiq Warfaa)
