
Maamulka SNM Ayaa ka jawaabay hadal shalay ka soo yeedhay dawlada soomaaliya oo ahaa in maamulka snm qeyb ka yahay doorashada 2020 ee soomaaliya.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Wasiirka warfaafinta snm Oo si cadho leh uga jawaabay hadalkaasi ayaa ku tilmaamay arrin yaab leh in lagu dhaho isku diyaariya doorashada 2020 ee dalka

43 total views, 1 views today