Deg Deg Daawo:Burco Khasaare Dhimasho iyo Dhaawac,

Magaalada Burco Ee xarunta Gobolka Togdheer waxaa Ka Da’ay saacadihii ugu danbeeyay Roob Mahiigan ah oo Halis nafeed iyo Mid Dhaawacba Geestay.