dahabshiil

Deg Deg:Haweenka iyo Caruurta laascaanood Oo Jeelka Lagu Kala Siisanaayo Hal Milyan Oo Lacagta SNM Ah

Magaalada laascaanood ee caasimada Gobolada SSC waxaa ku xidhan dhalinyaro Rag iyo Dumar leh oo Maalintii shalay ahayd Si badheedh ah ugu labistay uguna Damashaaday calanka Khaatumo iyo Kan soomaaliya.

Dhalinyartan oo dumar iyo caruur u badan ayaa ku xidhan Jeelasha kala duwan ee Gudaha laascaanood ay ku leeyihiin maamulka isaaq.

Siga Xogta ay ku heshay Khaatumonews waxaa Qofkii Lagu soo daynaya oo waalidkiisu ka bixinaya lacag dhan Hal Malyan oo shilinka maamulka SNM Ah.

Talabadan Lagu kala iibsanaayo dhalinyarta Kibirka lagu soo xidhay ayaa waxaa kow ka ah Horgalada U jooga laascaanood maamulka isaaq.

Si kastaba ha ahaate waxaa xusid mudan in Dareenka iyo go aan shacabka khaatumo uusan marna hor istaagi karin jeel iyo lacag lagu soo daayo.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=13142

Posted by on May 19 2019. Filed under maqal iyo muuqaal, Wararka. You can follow any responses to this entry through the RSS 2.0. Both comments and pings are currently closed.

Comments are closed

120x600 ad code [Inner pages]

Warning: Use of undefined constant is_attachment - assumed 'is_attachment' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/innerWideSidebar.php on line 33

Recently Commented

    Warning: Use of undefined constant comments - assumed 'comments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1839

    Warning: Use of undefined constant trackbacks - assumed 'trackbacks' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumo_theme/includes/theme-plugins.php on line 1841