600 Daawo:Dhalinyaro Cali khaliif Galaydh Ay Isku Beel Ahaayen Oo Ka Laabtay Taageeradii SNM. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Daawo:Dhalinyaro Cali khaliif Galaydh Ay Isku Beel Ahaayen Oo Ka Laabtay Taageeradii SNM.

Waxaa magaalada Sweden Maanta warbaahinta kula hadlay dhalinyaro urur ah oo Ay isku beelyihiin cali khaliif galaydh iyo xildhibaan dhakool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Dhalinyartan oo kamid ahayd kuwii qaabka beelaysan ugu sacabinaayay Fikirkii Madhalayska ahaa ee cali khaliif galaydh Ku galay SNM ayaa haatan sheegay in ay ka laabten fikirkaasi islamaraana dadkooda dhinac ka raacayan.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...