Maamulka iyo Shqaalaha Shabakada khaatumonews waxaa Ay Bulshada Soomaaliyeed gaar ahaan Kuwa Gobolada SSC Khaatumo Ugu Hambalyeenayan Sida Geesinimada Leh ee Maalinta 18 May Ay uga qeyb Qaaten Dal iyo Dibadba.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Masiirka umada SSC iyo Rabitaankooda Dhabta ah Maaha mid Lagu Cabsi galin Karo Maleeshiyaad, maaha mid lagu jojin Karo Askari Yaro Lasiiyo $60 Dollar.
Waxaa la maraya 2019 Taliska beelaysan ee Jeegaantuna mudo 12 sano ah ayuu ku haya Gacanta Laascaanood Halganka Socda inuu sii Laba kacleeyo mooye maaha mid suuraya marbana mana aha mid Naaqusaya.
Sababto ah Dhiiga dheecaanka Umadayada waxa ku jira Dareen dhab ah oo ay rumaysan yihiin kaaso ah in beel lamid ah aysan u dawladeen karin.
Ha socoto Hawshu Markasta iyo melkasta Difaac sharaftada Aduunyadu waa maalme ha u noqan Daba gale Asaaga
Ugu Danbayn Bahda Websiti Ka Khaatumonews Waxaa ay iyana ku war galinyan bulshada in aysan habeen iyo maalin ka daali doonin Shaqada qaran ee Ay u hayan Shacabka Khaatumo
