Bulshoweynta Buuhoodle ayaa Si adag uga hadlay Been abuurka iyo Xasarada Beesha Isaaq ladaba Joogto Kornayl Tuke oo ah Muwaadin ka soo jeeda Gobolada Khaatumo.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDEO

“Isaaq Nin ay ku daneestan mooye cidna uma daneeyan Reer buuhoodlow waligeen weynu iska celin jirnay Isaaq hadana ninkan Tuke ee lagu dhagan yahay hadan laga hadhin Aynu Todan usoo Qafaalano aynu haysano’Ayuu yidhi mid kamid ah odayaasha deegaanka oo ka hadlayay fagaaraha 18 May maalinta qashinka