
Hogaamiyaah maamulka SNM Muuse Biixi ayaa caawa ku dhawaaqay In uu Siidaynaayo maamulkiisu Maxabiisti dagaalkii tukaraq ay kaga qabten puntland.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sidoo kale Muuse Biixi ayaa Puntland Ka Codsaday in iyana ay Usoo daayan Maxabiistii ay Ka qabsaden Somaliland.

38 total views, 1 views today