Deg Deg Daawo:Buuhoodle Sida Qashinka Loo Guraayo iyo Buugaag Maamulka snm Daabacay oo Kamid noqotay Qashinka la Gubay.

Shacabka Gobolka Cayn Gaar ahaan caasimada Buuhoodle ayaa maanta Si Balaadhan uga qeyn Galay maalinta Nadaafada Gobolada SSC Khaatumo ee 18 May.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Shacabka ayaa Taalada Xasuuqi kalshaale isugu yimid islamarkaana waxaa ay Aad halkaasi ugu guben Qashinka waxaana kamid ahaa qashinka la gubay Buugag waxbarasho oo maamulka snm soo daabacay.