Magaalada Burco oo ahayd halkii ugu xamaasada Badneen Maamulka Somaliland ayaa sanadka waji kale kala Hor timid Maalinta 18 may.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Xubno kamid ah maamulka Muuse ayaa sheegay in Burco aan looga diyaar garoobin xuska 18 may islamarkaana Amaradii wasiirka warfaafinta ka socon waayay.
