Deg Deg Daawo Sawiro:Ajaniibta ku Sugan Xerada xalane Muqdisho Oo Maalinta Qashinka 18 May Ka Qeyb Qaatay.

Iyadoo maanta Gobolada Dalka soomaaliya Gaar ahaan Kuwa khaatumo ay u tahay Maalinta Nadaafada ee 18 may ayaa sanadkan waxa kala qeyb galay shacabka khaatumo ee muqdisho ciidanka ilaada u ah xerada xalane iyo qaar kamid ah Ajaanibta ku sugan Xerada xalane.

Duleedka Xerada xalane Ee Qarka Badda Ayay Ajaaniibtu si Dhiirasho leh uga Ururshen Qashinka Kusoo Ururay Qarka Badda

Isku Soo wada duubo Maalintan Umada soomaaliyeed U asteesten 18 May maalinta Nadaafada ayaa dhanka kale beesha snm waxaa ay Iyana u asteesten maalintii ay soomaaliya ka goosten.