Magaalada laascaanodo waxaa Lagu qaarajiyay Xalay Sarkaal Kamid Ah Maamulka SNM kaaso u dhintay Weerar Qorshaysan oo lagu Beegsaday.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Horjoogahan La dilay ayaa Lagu magacaabi Jiray Maxamed Bile Faarax Yacquub oo Ahaa Kabtankii Ciidanka Booliska Somaliland Gaar ahaan Qaybta Birmadka ee Gobolka Sool oo lagu Dilay magaalada Laascaanod

Cabtanka ayaa Kasoo Jeeda Beesha Habar jeclo