Deg Deg:Maxaad Kala Socota Ciidamada Hubaysan Ee Ku dhex Jira Gudaha laascaanood,

Magaalada laascaanod caasimada Gobolada SSC waxaa ay haatan wajahaysa Cabsi tii ugu xooganed Abid kadib markii la sheegay in gudaha Magaalada ay soo Galen Ciidamo Hubaysan oo aad U badan.

Ciidamadan Ilaa hada Ma cada goobaha ay kaga sugan yihiin magaalada Balse waxa ciiidamo aan laga dhex garan karin dadka Islamarkaana Hubku u yaal Gudaha magaalada.

Ciidamadan ayaa qorshohoodu yahay In Badhtamaha magaalada ay Ka sifeeyan Maleeshiyaadka SNM.

Sidoo kale ciidamadan ayaa qorshaha loo soo galiyay Magaalada yahay in Ay Fuliyan Weraro aan Lahayn wax Gabasho ah oo Lagu Soo Calinaayo gobananimada iyo Sharafta Dadka Reer Khaatumo.

Dhanka kale Maleehsiyaad badan ayaa maamulka Muuse Biixi Soo galiyay magaalada kuwaaso talaabo aan qaadin Baqdin ay ka qaban Ciidamada ku dhex jira Magaalada.

Horgalada Ushaqeeya Beesha isaaq ee ku sugan Laascaanood ayaa iyana Walwal iyo baqdin Ka Qaba Seexashada Guryahooda iyadoo qaar kood ay U Hoydan Xeryaha Maleeshiyaadka Isaaq,

Wixii Soo kordha kala soco Khaatumonews.com