Deg Deg Daawo:Ina Kaahin Oo yidhi”Calanka Somalia Ayaa Gudaha Hargaysa Lagu Qeybinaya”

Wasiirka Arrimaha Gudaha Mamaulka Snm Maxamed Kaahin oo caawa Kula Hadlay Warbaahinta Hargaysa ayaa sheegay In gudaha Magaalada Hargaysa Lagu Qeybinaayo Calanka Jamuuriyadda Fadaraalka soomaaliya.