
Gudoomiyaha xisbiga Ucid ee Mamaulka Isaaq Faysal cali warabae ayaa maanta ka hadlay markii ugu horey Xildhibaan dhakool oo u afduuban Beesha isaaq Kadib markii uu ka hor yimid Maalintay beeshaasi ula baxday 18 may.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Faysal ayaa sheegay In Dhakool galay Dabni weyn islamarkaana marka loo eego danbiga laga galay isaga uu ka weyn yahay Kan uu ka Galay maamulkooda.

40 total views, 1 views today