600 Deg Deg Daawo:Beesha Kornayl Tuke Si adag Uga Hadashay Xaalada Tuke, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg Daawo:Beesha Kornayl Tuke Si adag Uga Hadashay Xaalada Tuke,

Beesha Guuleed Garaad Barkad Oo Ah Beesha uu ka soo Jeedo Kornyal Tuke ayaa Si Adag uga hadashay Dacwada Been abuurka ah Ee Kornyalka ay Kusoo Oogen Xubno ay isku beelyihiin Muuse Biixi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Beesha COL Tuke ayaa sheegtay in Tuke uu yahay Nin Leh Dad iyo Dal Islamarkaana Been abuurka ay Ku soo oogen uusan waxba U dhimayn Kornyalka.

Intaas waxaa ay Ku daren Beesha Tuke in Beesha Isaaq Dilal ay Ka geesten Widhwidh Laascaanood Kalshaale islamrkaana Hadii laga Hadhi waayo xabaalo Qufka in iyana ay Toos uga aarsan doonan kuwa Xasuuqa iyo Dilka Cad Ka geestay Deegaanka SSC ee misana dhex jooga.

Ugu Danbayn Cuqaasha iyo waxgaradka Beesha Tuke ayaa sheegay in ay garab iyo Gaashaanba La Dhinac taagan yihiin Tuke,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...