Daawo:Naago Lacag Lagu Kireestay Oo laascaanood Uga Xadrenaya Maalinta Isaaq Ee 18 May.

Waxaan aad ula yaabay ugana Naxay Markaan daawaday muqaalka Haweenay lagu magaaco Carfi oo 80 jir ah taas oo Maanta soo Fadiiisatay Warbaahinta iyado iyo Tobaneeye Dumar ah oo ay u tahay Hogaamiye islamarkaana ay wajiyadooda ka muuqato lacagta lagu Soo kireestay.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Carfi iyo Labada dumarka ah ee ay ka hadlisay Waji Xumo iyo ceeb ayay Ramadaanta qaaten mooye maaha mid wax yeelaysa Shacabka gobolka ssc iyo Dhamaan umada Dhulbhnate.