Deg Deg:Laascaanood Oo Caawa lagu Dilay Askari Isaaq Ah iyo Wacdaraha Danbeeye 18 May.

Magaalada laascaanodo Caasimada Gobolada SSC waxaa caawa lagu toogtay Weerar ka dhacay Saldhiga Bari ee laascaanood Askari ka tirsan maleeshiyaadka Isaaq ee ku sugan Gobolkaasi.

Dilkan askarigan ayaa dhacay Kadib Weerar Mudo Socday oo Lagu Badhtilmaameedsaday Saldhiga Maleeshiyaadka SNM ee Xaafada Ex Kanratool laascaanood.

Askarigan ayaa kamii ahaa maleeshiyaad Faro badan oo la keenay Gobolka Looguna Talo galay In maalinta 18 may lagu Cabudhiyo Shacabka Laascaanood.

Askarigan Caawa Lagu Qaarajiyay Gadaha laascaanood ayaa ka soo jeeda Beesha Habar Jeclo

Isku Soowada duubo Sidoo Magalada laascaanodo waxaa ka socda Abaabul xoogan oo isugu jira Gurista qashinka Mudaharaad iyo Waliba iska caabin hubaysan oo Laga Hor tago maleeshiyada Isaaq,