600 Deg Deg:Cali khaliif Oo Ka Hadlay xaalada SNM. | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:Cali khaliif Oo Ka Hadlay xaalada SNM.

Hargaysa{ Khaatumonews }Hoggaamiyihii hore ee maamulka Khaatumo Dr. Cali Khaliif Galeyr, ayaa ka hadlay cabudhinta ay shacabka ku hayso Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi.

Galeyr ayaa waxa uu sheegay haddii ay badato maquuninta shacabku in aan lays dhageysan doonin, isagoona ka dhawaajiyey haddii Dastuurka lagu dhaqmi-waayo inay Somaliland u horseedi doonto dhibaato burbur.

Dr. Cali Khaliif Galeyr, ayaa qoraal uu arrimahaasi kaga hadlayo waxa uu soo dhigay bartiisa Facebook, wuxuuna u dhignaa sidan:

“Somaliland sunuuftii ama Urtii ay ku burburtay koonfur aya iga soo uraysa mar hadii cabudhinta shacabka ay badato lays dhagaysan waayo Dastuurkana lagu dhaqmiwaayo Waa Dhibato bulshada burbur u horseeda

Somaliland waxan ku arkay Siyaasi an waligii School dhigan Oo hadana ay u dheertahay jahli iyo kicin dadweyne ama qabiil Taas oo horseeday in ay shacabkii ku jahwareeran yaa saxan yaa khaldan

Fariintaydu waxa weye Dastuurka Dalka uyaala hala ixtiraamo hana lagu dhaqmo

Aniga iyo saxibkay Ahmed ismail waxyabo badan oo anu qiimayn ku wadnay dhawan ayan soo bandhigidoonaa inshallah”.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Madaxweyne Farmaajo Ka Hadlay Heshiiskii Mucaaridka
- Feb 26, 2021
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa soo dhaweeyey Heshiiska dhexmaray Dowladda iyo ...
Deg Deg Daawo Heshiiska Dawlada Federaalka Iyo mucaaradka
- Feb 26, 2021
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo shir wadatashi la qaatay ...
Deg Deg Daawo; Mudahaaradkii Mucaaradka La Joojiyey
- Feb 25, 2021
Dawlada Federaaka Soomaliya Ayaa Joojisay Mudaharaadkii mucaaradka dawlada Federaalka Soomaaliya Waxaa lagu ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda R/W Rooble Mucaaradka
- Feb 25, 2021
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda JFS mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa hoteelka Decale kulan kula leh ...
Deg Deg:Shir Hada U Furmay Madaxda Mucaaridka iyo Dawlada Somalia
- Feb 25, 2021
Waxaa haatan Shir uu uga Furmay Magaalada Muqdisho Midowga musharixiinta iyo DFS oo uu ...