Daawo:’Tuke Isaaq ayaa U Dhan Dhulbahante Haduu Ka Amuusay Barkad Meeye’?Daawo CNN TV Oo Shalay Nafta U keenay Tuke,

Kornayl tuke ayaa ilaa hada Beesha SSC kamaysan hadal xaaladiisa Iyadoo shalay uu wajahay Kornaylku Dacwad been abuur ah Oo U soo Maleegay Nin Lagu magacaabo Faarax Warfaa Oo Garab iyo gaashan Ka helaya Beeshiisa oo sheeganaya In Tuke Dhaawac U geestay,

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Col Tuke ayaa shalay waxaa Warbixin ka diyaariyay Tv-ga Ugu weyn dalka Mareykanka Ee CNN kaaso oo Sii Buunbuuniyay Dacwada Been Abuurka ah ee Beesha Isaaq Ku soo oogtay Kornaylka,

Beelaha Dhulbahante ilaa hada Kamaysan hadal Dacwada Been abuurka ah ee kornalka ay Ku Soo oogen Beeesha isaaq oo aan u kala hadhin Halka Ilaa hada uusan Isagu helin Wax Garab iyo gaashan Ah oo Haba yaraate ugu yaraan Ka difaacda Been abuurka Beesha Isaaq,

Waxaa layaab leh Tolow Hadii Dhulbahante Aamusay Mee Qabiilkii Tuke Ka dhashay ee Barkad Maxay uga aamusen Tuke.

Si Kastaba ha ahaate waxa Xusid Mudan In Tuke waxa Baacsanaya ee Qarashka iyo Wakhtiga Ku Bixinaya in ay tahay beel Doonasa In Looga Xukumo Dhaqaale aysan xaq ugu lahayn balse isagu ilaa hada muusan Helin Cid Ka Garab dagaalanta oo ugu yaraan U hadasha Beenisa Dacwada Beenta ah ee Lagu Soo oogay.