Daawo:Reer Borama Oo Saaka Lagu Dul Gaardiyay Si Loo Baqdin Galiyo Shacabka

Ciidamada maamulka somaliland ayaa saaka dhoolatus iyo Gaardis ku soo bandhigay magaalada Borama Xarunta Gobolka Awdal.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Gaardiskan iyo dhoolatuskan ayaa ujeedkiiisu ahaa in Shacabka Borama Lagu Cabsi galiyo si aysan Wax Diidmo ah ugala hor imaan Maalinta 18 May Ee Maamulka SNM U yaqaan Maalintay soomaali inteeda kale Ka Goosten Halka gobolada SSC-na looga yaqaan Maalinta Nadaafada,