600 Warbixin:-Hargaysa Oo Wada Calanka somaaliya Noqotay iyo Maamulka Muuse Biix Oo Dusha Usaaray Dawlada Somalia | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Warbixin:-Hargaysa Oo Wada Calanka somaaliya Noqotay iyo Maamulka Muuse Biix Oo Dusha Usaaray Dawlada Somalia

Kadib markii shalay Magaalada Hargaysa Booliska Maamulka Somaliland ay Ku xidhen Wiil dhalinyaro ah oo ku labisan Dhar Ka tolan Calanka soomaaliya ayaa waxaa si badanaya dadka ku labisanaya dharkaasi ka samaysan calanka soomaaliya.

Boqolaal iyo Boqolaal dhalinyarada Hargaysa ah ayaa si badheedh ah ugu labistay calanka soomaaliya dhar ka tolan.

Hadaba Maamulka Muuse Biixi ayaa ku eedeeyay dawlada soomaaliya in ay khalkhal galinaso waxa uu ugu yeedhay nabada somailand iyadoo adeegsanaysa shaqsiyaad lacag la soo siiyay oo Qeybinaya Dhar calanka soomaaliya ka tolan.

Ugu Danbayn Maamulka Muuse ayaa dawlada soomaaliya u tilmaaay mid duulan casriyaysan kusoo qaaday maamulkiisa oo dhanka dhalinyarada ah.

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Buhoodle SHORT FILM. Dirir Iyo Dawlad ||Cuqdad Walal || Part 1
- Feb 21, 2021
Abwaan diri iyo abwaan Dawlad ayaa ruwaayad kooban oo ay kaga hadlayaan cuqdada somaliland ...
Deg Deg Daawo; Shirka Hada Ka Socda Villa Somaliay
- Feb 21, 2021
Waxaa Hada Shir Ugu Socda Villa Somliya Madaxda Dawlada Fedaraalka Soomliiya Iyo Madaxda ...
Deg Deg Daawo Mucaaradka DF Oo ka Badbaaday Dil
- Feb 20, 2021
Qaar Kamid ah Midowga Musharixiinta Xilka Madaxweyanah Soomaaliya Ayaa Fariin Culus U Diray dawlada ...
Wefti Siciid Deni Hogaaminaayo oo Isugu Jira imaaraat iyo israail oo gaadhay gobolka…
- Feb 20, 2021
DEG DEG: Madaxweynaha Puntland Siciid Deni ayaa safar aan la shaacin ku tagaya magaalada ...
War Ka Soo baxay Imaaraatka Carabta Oo dawlada somalia lagu Bahdilay
- Feb 20, 2021
Dawladda Imaaraatka Carabta ayaa ka hadashay dhacdooyinkii Muqdisho, waxaana qoraal kasoo baxay wasaaradda Arrimaha ...