
Qoys Kamid ah Beesha Dhulbahante Oo Hanti Dhul iyo Guryo ah Ku lahaa Magaalada Berbere ayaa laga qaaday.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Sida ay Sheegen Qoyskan waxaa dhulkoodii xoog uga qaaday Beesha Degta Berbera oo Ku doodaysa inay leeyihiin Dhulkaasi iyagoo Ka helaaya Gacan maamulka Degmadaasi.

44 total views, 1 views today