Deg Deg Daawo:Madaxtooyada Muuse Biixi oo War Culus Ka Soo Saartay Xadhiga Dhakool,

Afhayeenka maamulka Muuse Biixi Cabdi ayaa Si yaab leh uga hadlay Xadhiga Xildhibaan Dhakool oo kamid ahaa maamulka snm islamarkaana dhawaan kahoryimid 18 may ee maamulka snm.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Afhayeenka Madaxtooyada Somaliland “Xildhibaan Dhakool sharci darro kuma xidhna ee wuxuu ku xidhan yahay sifo sharci ah, wuxuuna si cad ugu xad gudbay jiritaanka qarannimada Somaliland sharciyadda iyo Dastuurka uu xildhibaanka ku yahay”