Magaalada Hargaysa waxaa maanta Ka dhacay Arrin Naxdin leh oo Ka yaabisay Inta badan Dadweynaha Magaaladaasi.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Haweenay kamid ah Kuwa Magaalada Hargaysa ayaa Suuli Ku riday ilmo yar oo ay dhashay.
Haweenaydan ayaa ilmaha si badheedh ah Ugu Riday Suuli Toban Midir ah oo Si caadi ah Loo Isticmaalo.
Hadaba Ciidamada Damdamiska maamulka Somaliland ayaa Ku Guulaystay inay Ugu galan Suuliga ilmaha islamarkaana Ka soo badbaadiyan Isagoo nool.




