600 Deg Deg:–Daba Qoodhiga SNM Oo 18 May Laascaanood Ku haya Wadna Farta, | KHAATUMO NEWS
dahabshiil

Deg Deg:–Daba Qoodhiga SNM Oo 18 May Laascaanood Ku haya Wadna Farta,

Magaalada laascaanood caasimada Gobolada SSC Khaatumo Balse Mudo 12 Sano ah gacanta ugu jirta Maamulka SNM ayaa xiligan waxaa ka socda Car Juuq Dheh Iyadoo jeelasha ay Ka Buuxan Wariyaal, dhalinyaro, Dumar lagu haysto Waxay Ka Hor yimaaden 18 May maalintii Beesha Isaaq Ka Goosatay Soomaaliya.

Dhanka Kale Magaalada Laascaanood Gudeheeda Waxaa ka socda Abaabul xoogan oo Bushada SSC Ay isku diyaarinayaan 18 May maalinta Qashinka.

Daba qoodhiga Ushaqeeya Beesha Isaaq ee ku sugan Laascaanood ayaa Walwal xoogan Soo food saaray kaasi oo ay ka cabsi qabaan Qalalaasaha Xoogan Ee ay Wajihi doonan 18 May Maalinta Qashinka,

Loading...

Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)


Comments are closed.

script>
Deg Deg Daawo:-Faysal cali Waraabe afka furtay
- Mar 1, 2021
https://youtu.be/YMAwC1iPVJA
Deg Deg Daawo:Mareykanka Oo Xayiraad saaray dhaxal sugaha Sacuudiga
- Feb 27, 2021
Warbixin uu shaaciyay sirdoonka Mareykanka ayaa waxaa lagu ogaaday in Amiirka dhaxalsugaha ah ee ...
Daawo: Prof Buuba Oo Hargaysa Kaga Dhawaaqay in Somalia Aan la kala jari karin
- Feb 27, 2021
"Soomaaliya ma kala go'i karto,." Prof Buuba oo Hargeysa kula hadlay saxaafadd Dr. Ismail Hurre ...
Deg Deg:-Dagaal culus Xadka Kenya iyo Somalia
- Feb 27, 2021
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay weerar ay dagaalyano ka tirsan ...
Deg Deg:-Ciidanka Somaliland ee Tukaraq Oo Iska Dilay Sarkaal
- Feb 26, 2021
Taliyaha Madaaficidda ee Ciidanka Somaliland G/sarre Cali Cawaale ayaa ku dhaawacamay gadood ay sameeyeen ...