Deg Deg Daawo:Maamulka SNM Oo U Hanjabay Galaydh iyo Samatar iyo cali Khalif oo Baxsad AH,

Maamulka SNM ayaa Hanjabaad Culus hawada u mariyay Siyaasiyiinta Cali khaliif Galaydh iyo Axmed Ismaacil Samatar oo mudooyinkii ugu Danbeeyay Olole Ka waday Deegaanka Beesha Isaaq.

Masuul u hadlay maamulka SNM ayaa sheegay in aysan ahayn Aqoonyahano balse ay yihiinRag Leh Dano kale.

Dhanka kale Wararka Soo Gaadhaya Khaatumonews ayaa sheegaya in Cali khalif galaydh Safar uga baxaayo deegaanka snm walow aan ilaa hada la cadeen halku ku jahaysan yahay.