
Deegaanka Kalabaydh Ee Gobolka sool waxaa shir balaadhan ku qabtay odayaasha iyo waxgaradka Beesha Bahrarsame.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Odayaashan ayaa si adag uga hadlay xadhiga xildhibaan dhakool oo u afduuban beesha isaaq iyagoona ku baaqay in dagdag loo siidaayo.

44 total views, 1 views today