Deg Deg:Roob Mahiigan ha Laascaanood Hada Haya,
Magaalada laascaanood caasimada Gobolada SSC Khaatumo ayaa caawa Roob Mahiigaan ah maansheeyay.
Saacadu markay ahayd 1:30 AM Habeenimo ayuu roob mahiigan ah oo aad U culus barta saaray magaalada laascaanood oo mudooyinkii Ugu Danbeeyay Dadka iyo Duunyadu la ildarnaayen abaar kul iyo oon,
Sidoo kale Roobkan caawa oo aad mid u Culus ah ayaa Ka Da’aaya koonfurta Galbeedka Bariga Gobolka Sool,

Loading...
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.