
Magaalada Widhwidh Ee Gobolka Cayn Waxaa Maansheeyay Saaka Roob Mahiigan ah Oo inta Badan Buuxiyay Baliyada Baraagaha iyo goob kasta Oo Biyo Galeen ah.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Deegaanka widhwidh oo aad Mudooyinkii ugu Danbeeyay Abaar Xoogan Uga Taagned iyo Biyo la aan ayaa Ilaahay u shubay Umadiisa Raxmaadkii Gu’ga oo ay Baahi weyn u qaben,









40 total views, 1 views today