Warning: Use of undefined constant newstheme_ptitle - assumed 'newstheme_ptitle' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 21
Deg Deg Daawo:Deni Oo Shir Aan Laga Filayn Ka Furay Garoowe,
Madaxweynaha Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni oo furay shirka Iskaashiga Cusub ee maamulada Puntland, Koonfur Galbeed iyo Hirshabeelle
HALKAN KA DAAWO VIDEO
“Runtii waxaa sharaf wayn noo ah inaan halkan ku qabsano shirkan iskaashiga ah ee sadex geesoodka ah oo runtii qayb ka ah geedi socodka dib u dhiska Soomaaliya iyo sidii Soomaaliya u noqon lahayd dowlad Federaal ah oo awood leh” Ayuu yiri Madaxweynaha Puntland.
Si Kastaba Ha Ahaate Shirkan ay isku bahaysten sedexda maamul Hirshabeelle Puntland iyo Koonfur Galbeed ayaa ah mid Yimid Xili Labada maamul Ee Jubaland iyo Galmudug Ku Gacan seydhen Shirkii Garoowe,

Warning: Use of undefined constant newstheme_showtags - assumed 'newstheme_showtags' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 60
Loading...
Warning: Use of undefined constant newstheme_showauthor - assumed 'newstheme_showauthor' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 86
Warning: Use of undefined constant newstheme_showcomments - assumed 'newstheme_showcomments' (this will throw an Error in a future version of PHP) in /home/u715449061/domains/news.khaatumonews24.com/public_html/wp-content/themes/khaatumonewss/single.php on line 92
Hoose Ku Qor Fikradada ( 0)
Comments are closed.