Guddida joogtada ah ee golaha wakiillada Somaliland ayaa diiday cod ay u soo gudbiyeen xeer ilaalinta Somaliland oo ka ka dalbatay in xasaanada ay ka qaadaan Xildhibaan Maxamed Dhakool.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

HALKAN KA DAAWO VIDE:

Guddida ayaa ku baaqay in xorriyadiisii loo soo celiyo xildhibaanka.

Guddida ayaa amaanay go’aankii Maxkabadda gobolka maroodi-jeex maalintii shalay ku diiday ka garniqida dacwadda loo haysto xildhibaanka