Daawo:Reer Boorama ”18 May Isaaq Ayaa leh Anaguna Isaaq Dee Manihin’

Mid kamid Ah Cuqaasha Boorama ayaa Si Adag uga hadlay maalinta Beesha Isaaq Ula Baxday maalintii ay Soomaali inteeda kale Ka Xorooben Ee 18 May Oo Ah maalintii ay Dagaalka La galen Xukumadii siyaad barre.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Caaqil reer Boorama ayaa isagoo ka hadlaaya 18 may waxaa uu sheegay in Maalintaasi ay leedahay Beesha isaaq islamarkaana wax ay iyagu gaar u leeyihiin in aysan Ku Khasbi Karin Cidna,