Cali khaliif Galaydh Oo Mudooyinkii ugu danbeeyay Ku sugna Hargaysa Islamarkaana Olole Tabliiqayn ah Ka Bilaabay Deegaankaasi markii albaba uu ka xidhay Muuse Biixi.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!Cali khaliiF Galaydh Oo ka danbeeyay qorshihii Godka Lagu galiyay Xildhibaan Dhakool ayaa Ku dhici wayay In Uu ka hadlo xadhiga Dhakool
Hadalkii Lagu xidhay Dhakool ee 18-May Reer Ayaa leh iyo Somaliland Looma dhama waxaa Lahaa qorshaheeda Cali khaliigf Galaydh oo usoo dhiibay Xldhibaan Dhakool
Galaydh oo Ay Durba Cabsi xoogan Ku Abuurtay Xadhiga Dhakool ayaa Qudhiisu hada ah faro Ku Gabadan waxaana xadhiga Dhakool uu u quus gooyay Galaydh-kii Ku Musanaabayay Anigu waxaan Ahay Somalilander Ee Tolkiis Loo mariyay Dacarta.
