
Garoowe{ Khaatumonews }Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf oo maanta ka dhoofay Garoonka Diyaaraddaha Garowe ayaa faahfaahin ka bixiyay Shirkii maalmihii ugu dambeeyay ka socday Magaalada Garowe ee ugu dambeyntii fashilmay.
HALKAN KA DHAGAYSO
Waxaa uu sheegay in dowladda Soomaaliya ay si weyn uga soo horjeesatay dhammaan qodobadii lagu ballamay in laga hadlo, islamarkaana Madaxda dowladda ay diideen in ay ka hadlaan.
Waxaa uu ku eedeeyay Madaxda ugu sareysa dalka in aysan daacad u aheyn ka jawaabidda baahiyaha ay qabaan dadka Soomaaliyeed, islamarkaana dalka uu ku socdo meel halis ah.
Ugu Danbuan Xaaf aya sheegay in Dalku 91-kowdii Iyo maanta Dalku wacna ama sidan Dhaamay 91,
55 total views, 1 views today