Daawo:Ina Garaad Ismacil Oo Maydka Cabdi Waraabe Ka Dul Oynaya.

Jaamac garaad Ismaail ayaa Ka qeyb galay aas maanta beesha isaaq magaalada Hargaysa ugu samaysay odaygii ugu weyna beeshaasi.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Jaamac Garaad ismacil ayaa Ku kali yeystay maydka marka laga Reebo beesha isaaq majirro Cid kale oo somali ah oo ka soo qeyb gashay aaskiisa ama Xiisanaysay inay ka soo qeyb gasho sababto ah waxaa u ahaa Nin aan somali u kulahayn taariikh waxana uu ahaa raga ay qabyaalada kala qobqobka somali La godlay.