Daawo:Baashe Oo lagu Sameeyay Wax Ka Daran Tii Dhakool.

Gudoomiyaha Barlamanka maamulka SNM Baashe Maxamed Cade ayaa goordhaweyd Soo Fadhiistay warbaahinta Isagoo ka hadlaaya xaalada Dhakool.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Baashe waxaa uu sheegay Isagoo aad niyad Jab xoogan uga Muuqdo In Loo Diiday inuu arko Dhakool si uu U Ogaado Xaaladiisa caafimaad.

Anigo ah gudoomiyaha Barlamaanka Markaan saaka Isku Dayay Inaan Soo Booqdo Waa la iga Caliyay waana la ii diiday inan arko xildhibaanka arrinkaasna waxaanu kala Hadli doona madaxweynaha Wasiirka Daakhiliga iyo Jananka Ciidanka’

Isku soo wada duubo Bahdilkan lagu Sameeyay Baashe Ayaa ah Mid kaba Daran xadhiga loo geestay Xildhibaan Dhakool