Daawo:-Beesha Dhakool Oo Qolmadow Uga Soo Hanjabtay Muuse Biixi
Magaalada laascaanood maanta waxaa warbaahinta kula hadlay koox odayaal ah oo qolmadow isaga duubay Muqaal kuwaaso Hanjabaato iyo muuse Biixiyow Cali Khaliif ku Mitid oo wax Ka maqal Ku soo tiraabay.
HALKAN KA DAAWO VIDEO
Odayaashan Hadlaya iyo Dhakoolka xidhan caliga Wareegaya Hargaysa Intuba waxaa ay kamid ahaayen Kooxdii khiyaantay reer Khaatumo Ee Malabka loomariyay Kuwa maanta jeelka Ku guraya ee Ku xidhaya saad u hadashen.

Short URL: https://khaatumonews24.com/?p=12803