Dadka qaar ayaa La yaabay Xadhiga Xldhibaan Dhakool oo kamid ah Xubnaha calooshood u shaqastayaasha ah Ee maamulka SNM Ku jira.

Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!

Bulshada qaar waa la yaaben qaar waa qaadan waayen maxaa lagu xidhay dhakool ma hadalkii ahaa 18 May looma dhama.

Dhakool Xilka Maamulka Somaliland uu ka hayo Kumu helin Lacag uu ku bixyay Ku muusan helin Doorasho dadkiisu ama Gobolka uu ka soo Jeedo  Ukaga Soo Baxay kumusan Helin  Aqoon.

Xildhibaan Dhakool waxaa  uu iloobay in uu Xilka Ku helay In Uu Sandulle Kaga dhigo dadkiisa ama gobolkiisa Go aamada ama Nidaamka Beesha isaaq waxaa uu ku helay In Uu Waxkasta oo looga Bahdo U fudeedsho Beesha Isaaq Waxaa uu ku helay Xadhiga Cabudhinta  Shacabka SSC.

Dhakool Looma Siin Xilka In uu Ka soo Hor jeesto maamulka Somaliland iyo Qorshayaashiisa Looma siin Xilka inuu U hadlo Sida Siyaasiyiinta Beesha Isaaq ee Dhiig iyo Dheecanba U Huray Say Gobolada ay u dhashen Uga Goosan lahaayen soomaali kuwo kalana ugu Darsan lahaayen.

Dhakool waxaa lagu Tilmaami kara oo kaliya  Nin Guuxiisa Ka dheereyay Xadhiga Maaha mid Layaab leh Ee Waa mid Uu Isagu doontay.

Sidoo kale Xadhiga Dhakool ayaa cashar u Ah Horgalada kale ee Isku daya inay  ka Hadlan waxa Loo Siiyay Xilka wax ka Baxsa

Daba dhilifkasta oo Ku jira maamulka Isaaq Ha Rumayso In Xilka Loo Siiyay In uusan U Hadal Sidii Qof Xor Ah