Hargaysa{ Khaatumonews }Marwada Xildhibaan dhakool ayaa ka war Bixisay qaabkii xalay ay maleeshiyada SNM Ugu Soo Dhecen Guriga XIldhibaanka iyo Sii loo xidhay Dhakool.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Waxaa ay Sheegtay xaaska Dhakool in xili danbe iyagoo iska hurta in maleeshiyaad faro badan Ku Soo Jabiyen Guriga Islamarkaana Xoog kula Baxen dhakool oo Iska Hurda,
Marwada Dhakool ayaa Intaas ku dartay In Guriga Hurdada Fadhiga iyo Meelo badan ay Ka Burburshay Ciidankii xidhaayay dhakool.
Sidoo kale Waxaa ay Sheegtay in Dahab ay Ka Qaaten Cidankii Xidhaayay Dhakool,
