Gudoomiyihii hore ee gobolka Sool ee puntland oo goordhawayd xabsiga loo taxaabay.
Thank you for reading this post, don't forget to subscribe!HALKAN KA DAAWO VIDEO
Abuukar cabdi geele ayaa kamid ahaa dhalinyaro maanta la hadlay warbaahinta kuwaasi oo kasoo horjeestay xadhiga xildhibaan dhakool iyo xuska 18da may.
Dhalinyaro kale ayaa iyana la raadinaya oo baraha bulshada ku qoray qoraalo ay kaga soo jeedaan xuska 18ka may.
Maamulka SNM ayaa magaalada laascaanood kawada Guumaysi Xoogan oo car hadal ah iyadoo guumaysigan beelaysan uu 12 Sano jir saday.
