Deg Deg Daawo::-Reer Laascaanood Maxay Ka Dhehen xadhiga Dhakool,

Shacabka Magaalada Laascaanood ayaa Ka hadlay Xadhiga Xildhibaan dhakool iyo 18 may ee Beesha Ciilka qabta Ee SNM Doonaso Inay Ku Muquuniso Dabaaldageeda shacabka SSC Oo maalintaasi u yaqaana Maalinta Qashinka.