Deg Deg Daawo:Horgalkii Ugu Liitay Maamulka SNM oo caawa La yidhi U jawaab Dhakool,

Wasiirka Hawlaha Guud Iyo Guryeenta maamulka SNM Horgal Cabdirashiid Ducaale Qambi ayaa maamulka SNM Caawa ku khasbay inuu ka jawaabo hadalkii dhakool ee Ahaa in 18 May ay tahay maalin u Khaas Ah Beesha Isaaq.

HALKAN KA DAAWO VIDEO

Qambi oo la og yahay Qoyska uu ka soo jeedo Xasuuqi SNM Ugu gaysatay buuhoodle Islamarkaana inta somaliland ka dishay qoyskiisa in aysan Dhakool Ka dilin qoyskiisa ayaa caawa Sheegay in 18 May tahay maalin dadka SSC La leeyihiin beesha isaaq.